|

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Sadexda Xisbi oo Shaaciyey Dhamaadka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Gobolka Maroodijeex

Hargaysa 28.May 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Wakiiladda Sadexda Xisbi Qaran ayaa Maanta si Wada Jir ah Shaaca uga qaaday inay Soo dhamaatay Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha ee Gobolka Maroodijeex.

Comments are closed