Hargaysa 08.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaano ka tirsan golayaasha baarlamaanka ayaa ka hadlay qiimaha uu qarankan u leeyahay Heshiiska lagu balaadhinayo laguna casriyaynayo Dekedda caalamiga ah ee berbera.
Xildhibaanan Saleebaan Cali Koore ,Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo si Wada Jir ah Warbaahinta Qarakanku Wax uga Weydiisay Faa’iidada Ku Jirta Heshiiska Shirkada DPW
