Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Mudadii uu Xilka hayay Waxay Mucaaridkiisu si adag ugu dhaliilaan inaanu hogaaminta dalka Wax badan kala socon Isla markaana Go’aamada ka soo baxa qasriga Madaxtooyadu ay ka Go’aan gaadhaan Xubno ka ag dhow iyo haween.
Hadaba Dhaliishaasi waxay sababtay in heestan laga sameeyo .
https://www.youtube.com/watch?v=IJFmr3l8_oc
Hargaysa SDN/QJ
