|

‘’Ilaahay Nagama dhigo Waayeel Nabada ilaaliya lagu waaniyo Wanaaga Iyo Xumaanta ka Fogow’’ Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 18. October 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay Haboon tahay sidii Doorashadda Madaxtooyadda  looga ilaalin lahaa wixii xanaf ku keenaya.

Waxa uu Gudoomiye Muuse Biixi balanqaaday inay Xisbi ahaan maadaama ay Talada dalka hayaan ay u dulqaadanayaan Wixii Qardoofo ah ee kaga yimaada Axsaabta Mucaaridka.

Comments are closed