|

‘’Madaxweyne Laba Wareegto ayaa Dhiman inaad soo Saarto Kuwaas oo Kala ah…’’ Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 18. October 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka dalbaday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo inuu Soo saaro Laba Wareegto oo ku Saabsan Dhallinyaradda Iyo Wasiiradda Xiliga Ololaha Doorashadda.

Comments are closed