|

In Ka Badan 25 Kun Arday Oo Maanta U Fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ah ee Fasalada 4aad ee Dugsiyada Sare iyo 8aad ee Dugsiyada Dhexe DAAWO

Hargaysa 28.May 2016 (SDN/QJ):-  Wasaaradda waxbarashadda Somaliland, ayaa Maanta Shaacisay in guud ahaan dalka loo fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyadda Sare iyo H/dhexe ee dalka. Islamarkaanna waxa sannadkan imtixaanka guud ahaan u fadhiisanaya shan iyo labaatan kun iyo lix iyo afartan arday.

Wasiirka waxbarashadda Somaliland Cabdillaahi Dheere oo shirjaraaid ku qabtay xafiiskiisa ayaa sidoo kale fariin u diray dugsiyadda gaarka loo leeyay,

Comments are closed