London 6Jan12 (SDN) jaaliyada somaliyeed ee uk ayaa xaflad balaran ku soo dhaweyey Raysal wasare ku xigeenka Wasiirka Arimaha Dibada Marwo Foosiya Xaji Adan xafladan oo mid aad u heer sareysay waa markii u horaysay oo dawlad rasmiya lagu soo dhaweyey xafladan oo mid aad loga soo shaqeyey taas oo ay jaaliyadu si mida u soo dhaweyey .waxa ka hadlay dadwayne aad u tiro badan oo dhamaantood ka qayb xafladani waxa ka mida abwaniin iyo fanaanintii somaliyeed ee ku dhaqan wadankan sawirda iyo baraamijka oo imika si live u socda waxaan idinku soo gudbin donaa waqtiyada soo socda
London Qurbojoog.com
