|

Jaamac Yare oo maanta Toon lagu aasay

Hargeisa (SD) – Waxa maanta lagu aasasay Qaran loogu sameeyay xabaalaha Toon ee duleedka magaalada Hargeysa General Jaamac Maxamed Qaalib oo dhawaan ku geeriyooday dalka Jabuuti.

Marxuum Jaamac oo si weyn looga yaqaano dhulka Soomaalida guud ahaan ayaa aaskiisa waxa ka qeybgalay madaxda dawlada Somaliland iyo hogaanka Axsaabta Qaranka.

Marxuumka ayaa taariikh hogaamineed ku lahaa halgankii xoriya doonka, midnimadii labadii Gobol ee Soomaalida iyo halgankii dalka loga xoreeyay dawladii kali teliska ahaa ee Soomaaliya.

Sida lagu sheegay war ay soo saartay madaxtooyada Somaliland, marxuumka oo ka mid ahaa dadkii lagu aas-aasay ciidanka booliska Somaliland April 1955-tii, wakhtigii maxmiyadii Ingiriisku ay Somaliland ka talinaysay, sidoo kalena xilal kala duwan ka soo qabtay dawladdii la isku odhan jiray Jamhuuriyaddii Soomaaliya, wakhtiyadii danbena ahaa bare jaamacadeed oo ka baxay ummadda afka Soomaaliga ku hadasha.

Dhamaan masuuliyiinta Soomaalida ee Geeska Africa ayaa dhamaantood ka tacsiadeeyay geerida Marxuum Jaamac Maxamed Qaalib.

May be an image of 3 people and people standing

May be an image of 4 people and people standing

 

May be an image of 2 people, people standing and outdoors

May be an image of 1 person, outdoors and text that says 'Ha RYAAL TV'

May be an image of 2 people, people standing, sunglasses and sky

May be an image of 4 people, people standing, sunglasses and outdoors

May be an image of 2 people and outdoors

May be an image of 3 people, people standing and outdoors

May be an image of 7 people, people standing and outdoors

May be an image of 6 people and people standing

May be an image of 2 people, sunglasses and sky

May be an image of 5 people, people standing and outdoors

May be an image of 3 people, people standing and outdoors

 

Comments are closed