|

Jaamacada Carabta oo Guddida Abaaraha ee Somalia Ku Wareejiyay Adduun Dhan 91,835 Dollar & Lacago Kale oo ay Ka Filayaan Jaamacada Carabta DAAWO

Muqdisho 31. January 2017 (SDN/QJ):- Ururka Jaamacada Carabta Gaar ahaan Xafiiskooda Magaalada Muqdisho ayaa Guddida Abaaraha ee Dalka Somalia Waxay ku Wareejiyeen Lacag Ku dhow Boqol Milyan oo Dollar.

Wareejinta Deeqdan Lacageed Waxaa Goob Joog ka ahaa kana Hadlay Raysal Wasaare Ku Xigeenka Xukuumada Wakhtigeedu dhamaaday ee Somalia Maxamed Cumar Carte oo uu Weheliyaan Gudoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdalla Idriis.

Halkan guji si aad u daawato Khudbadaha oo dhameystiran:

Comments are closed