Jamaahiir ka Tirsan Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil oo Dhoola Tus Siyaasadeed ku soo Bandhigay Cudduda Taageero ee uu Berbera ka Hantay DAAWO

Berbera 06 November  2017 (SDN/QJ):-Taageerayaasha aaminsan Siyaasadda Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa Maanta isu soo bax balaadhan ka dhigay Xarunta Gobolka Saaxil ee Magaaladda Berbera.

https://www.youtube.com/watch?v=pZ1eAVfzr_M&feature=youtu.be