|

Jamaal Cali Xuseen Oo Wareysi Qoto-dheer Kaga Warramay Qaabkii Ay Ku Kulmeen Guddoomiye Faysal iyo Xilligii Uu Ogaaday In Uu Faysal Damac Ku Jiro DAAWO

Hargeysa,30Nov,2015(QJ/SDN)-Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horraysay ka warramay qaabkii ay isku barteen Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, isagoona jamaal Cali Xuseen sheegay in ay Guddoomiye Faysal is yaqaaneen UCID hortii, balse ay si toos ah u kulmeen wakhtigii doorashada lagaga adkaaday xisbiga UCID, ka dibna uu sheegay in uu Faysal CaliWaraabe ugu baaqay ka mid ahaanshaha xisbiga Ucid.

Haddaba waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya kaas oo uu jamaal Cali Xuseen kaga warrami doono qaabkii ay faysal isku barteen iyo Arrimo kale.

Wareysigan Oo Uu La Yeeshay Fogaan-araga Horn Cable, Halkan Hoose Ka Daawo:

Qurbejoog: Hargeysa

Comments are closed