Hargaysa 03. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Weli Muran ka Taagan yahay Faa’iidada iyo Khasaaraha ay Somaliland Kala Kulmi karto Saldhiga Mileteri ee ay Imaaraadka ka siisay Magaaladda Berbera.
Waxay Xukuumadda Mar kale bilowday Sidii ay u samayn lahayd Xayaysiis Ku aadan ahmiyada uu Somaliland u leeyahay Saldhigan Mileteri.
https://www.youtube.com/watch?v=yGlP24BUONA
