Hargaysa 18. April 2017 (SDN/QJ):- Weriye Cali Cabdi Xaraare oo Soo Saara Barnaamij lagu magcaabo Kaftanka Siyaasadda ayaa Todobaadkan ka Hadlay Arrimo kala duwan oo dhamaantoodba ah dhacdooyin dhab ah.
Kaftanka Siyaasadda,Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Xidigaha Geeska Ku Biiray,Hablo Somaliland ah oo u Xidhan Maryo u eeg Calanka Buluuga ah ee Somalia & Dhaqan Xumooyinka Siyaasadda DAAWO
