|

Komiishanka Doorashooyinka oo Sheegay in Doorashadu Xiligeedu Ku Dhacayso,Dhaqaalihii Lagu Fulin lahaa oo Gebi dheer ka Laalaada & Su’aalo Jawaabtoodu adkaatay DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Sheegay in aanay Jirin Wax iska bedelay Xiligii loo asteeyay Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada,Waxaa kale oo ay Iftiimiyeen Dhaqaalaha ku baxaya Hawsha Kaadh qaybinta, Daabacaada Warqadaha Codbixinta iyo Sida ay u dhacayso Doorashadu.
Komiishanka Doorashooyinka ayaa dhinaca Kale Mugdi geliyey Dhaqaalihii Doorashada ku bixi lahaa inta ay ka hayaan iyo qaybta ka Maqan Iyo Weliba Cida laga Sugayo inay Bixiso.

Comments are closed