|

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay in Guud ahaan Xogtii Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu ay Luntay DAAWO

Hargaysa 31.October 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa Beeniyey War lagu Nashuushadaynayo Xogta Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo uu Faafiyey Wargayska Foore ee Ka Soo Baxa Caasimada Hargaysa.

Comments are closed