|

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Goor Dhawayd Hadlay,Digniin ay u direen Xisbiyadda Siyaasadda, Iyo Gaadhitaanka Gaadiidkii Iyo Hawl wadeenadii Goobaha Codbixinta dalka DAAWO

Hargaysa 12 November  2017 (SDN/QJ):-Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo Caawa Warbaahinta kula hadlay Xaruntooda Caasimadda dalka ee Hargaysa ayaa Digniin adag u Diray Xisbiyadda Siyaasadda ee Ku loolamaya doorashadda Beri loo balansan yahay inay Somaliland ka dhacdo iyagoo Sheegay in Mas’uuliyiin ka Tirsan Xisbiyadda Qaranku ay Caawa Olole sharciga baalmarsan ka wadaan Xaafado ka mid ah Caasimadda Waxaa kale oo ay Laamaha amaanka Fareen in Marka ay Saacada bariga africa tahay 12 Habeenimo ay Joojiyaan dhaq dhaqaaqa gaadiidka marka laga reebo kuwa la siiyay ruqsada ay ku socon karaan.

Comments are closed