|

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Ka Hadlay Sida loo Kala Helayo Codadka Doorashadda Madaxtooyadda DAAWO

Hargaysa 13 November  2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Eng C.qaadir Iimaan Warsame ayaa sheegay inay Cadahay Madaxweynaha Shanaad ee Somaliland yeelanayso ee Ku soo baxay doorashadii Madaxtooyadda ee Maanta ka dhacday Geyiga Somaliland.

Leave a Reply