|

Kulan Sadex Geesood ah oo Dhex Maray Xukuumadda,Xisbiyada Iyo Komiishanka & Wasiirka Arrimaha Gudaha oo u Digay Xubno Wasiiro ah DAAWO

Kulankii Xukuumadda,Xisbiyada Iyo KomiishankaHargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):-Kulan Sadex Geesood ah ayaa Waxaa Maanta Yeeshay Xukuumadda Somaliland,Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Qaranka iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka kaas oo lagaga arrinsanayay inaan la Siyaasadayn Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Laga qabanayo 6 Deegaan ee dhinaca Xeebta Galbeed ee Dalka.

Comments are closed