Hargaysa, 19 December 2016 (SDN/QJ): – Xoghayaha Caddaaladda ee Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa Dhaliilo u soo Jeediyey Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye oo Xiligan oo dalka abaaro ka taagan yihiin ku hawlan Olole Siyaasadeed oo Taageero doon ah.
‘’Kulmiye Waxaan Leeyahay Dadkii Way Idin Naceene Wax idinka Iibsama Keena’’ Xoghayaha Caddaaladda ee Waddani DAAWO
