London 23. December 2016 (SDN/QJ):- Eng Maxamed Xasan xaaji oo ka mida maamulka khaatumo ayaa Si ka Duwan sida ay Weftiga Somaliland uga Hadleen Midhihii ka soo baxay Wada Hadalkii laba Geesoodka ahaa ee u dhexeeyay Somaliland iyo Khaatumo Wuxuu uga hadlay Waxyaabaha Wada hadalkaas ka soo baxay.
https://www.youtube.com/watch?v=r6dzJFUffyU&feature=youtu.be
