|

“Laba Jeer Ayaan Dhacay, Haddana Waaniga Soo Taagan, Isma Dhiibayo, Waayo Waxaan u Imid Ujeedo, Waa In Aan Gaadhaa, Waana In Ay Somaliland Wax Noqoto, Oo Aynu Qeyb Ka Noqono Dunida ..” Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 28.October 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Qeyb Galay Xaflad Ururka Soymo Ugu Dabaal Dagayay Sannad Guuradii Kowaad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaskoodi .
Gudoomiyaha ayaa Xafladaasi ka jeediyay Khudbad Dheer oo dhinacyo badan taabanaysay, taas oo ay la dhaceen dhamaan Bulshadii ku sugnayd Xafladaasi .

Comments are closed