|

Laba Wasiir oo Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland oo Maanta Booqday Buurta Dalxiiska Caanka ku ah ee Daalo oo Laga Sameeyay Mashruuc Dhirayn ah DAAWO

Ceerigaabo 19. February 2018 (SDN/QJ):-Wefti uu Hogaaminayo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Enginer Xuseen Cabdilaahi Buuni oo uu Weheliyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Gudoomiyaha Gobolka Sanaag ayaa Maanta soo Kormeeray Mashaariic ay ka Mid yihiin Dhiraynta Buurta Daalo iyo Cisbitaalka Guud ee Ceerigaabo oo Dib u habayn lagu Samaynayo kaas oo Sanduuqa Horumarinta Somaliland uu Maalgelinayo.

Comments are closed