London 24.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gabadh Soomaaliyeed oo la yidhaahdo Faisa Ahmed’s ayaa is dishay, kadib markii la kufsaday, Falkaas ayaa Wararku Sheegayaan inay Marxuumadda ku Dhalisay Buuq fara badan oo Sababay inay Mararka qaar isla hadasho.
Marxuumad Faisa Ahmed waxay ku nooshahay bariga Magaalada London ee cariga Ingiriiska.
Hadaba, HALKAN HOOSE KA DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=KGhsx1_mRkY
