Hargaysa 13. December 2016 (SDN/QJ):- “Haddii Qabyaaladu wax tareyso, waxaanu wada joognay Siilaanyo oo aanu Isku qolo ahayn, laakiin waxaanu kala tagnay markuu yidhi Muuse ila doortana, Waayo? waxaanu u arkaynay inaanu Maanta ku habboonayn..”
“Siyaasadda la isma Qasbo, ee waalla is-qanciyaa, markaa Qolada KULMIYE waxaan leeyahay Dadku waxay aaminsan yihiin iyo Aaraadooda ku ixtiraama, oo ha qasbina.
“Ma Lihi Muuse Xaq uma Laha (Hoggaaminta Dalka), Laakiin Cabdiraxmaan baan ku habboon,Hadii Qabyaaladi Wax Taraysana Siilaanyaan la Joogay..” Hogaamiye Xirsi Cali X.Xasan DAAWO
