Berbera 11. May 2017 (SDN/QJ):- Maamulaha Guud ee shirkada DP WORLD ee la wareegtay maamulka dekada Berbera Suldaan Axmed Binu Sulaymaan ayaa sheegay in marso xeebeedka magaalada Berbera ay nasiib u heshay maalgalin balaadhan ah oo ka dhigaysa deked caalami ah.
Maamulaha Guud ee Shirkada DPW ee Maamulka Dekeda Berbera La Wareegtay oo Ka Hadlay Sababaha ay Ku Xusheen inay Hantiyaan Dekeda Berbera DAAWO
