|

Maareeyaha Hay’ada Horumarinta Waddooyinka Somaliland oo Soo Indho Indheeyay Qaabka Shaqada Jidka Ceerigaabo u socdo DAAWO

Ceerigaabo 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiinta Sare ee Hay’ada Horumarinta Waddooyinka Somaliland ayaa Kormeer ku soo maray Goobta ay ka socoto Shaqada Daamur dhigida ee Jidka isku Xidha Magaalooyinka Ceerigaabo iyo Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag.

Comments are closed