|

Madal uu Maanta Xisbiga Ucid Ku Soo bandhigay Murashaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbigaas DAAWO

Hargaysa 23. September 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Maanta shaaciyey Murashaxa Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbigaas kaas oo mudo dheer laga sugayay sida uu Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaasi u soo Cugan lahaa.

Siyaasigan oo Madaxweyne Ku Xigeenka ugu tartamaya Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid oo ka soo Jeeda Gobolka Sool oo lagu magacaabo Prof Abyan ayaa sheegay in Xisbiga Ucid uu Midaynayo gobolada Somaliland.

Comments are closed