|

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargaysa ka Furay Kulan Lagu Gorfaynayo Xeerka Qabyo Qoraalka Siyaasada Dhulka DAAWO

Hargeysa 31.May 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Furay Kulan lagaga Hadlayo Xeerka qabyo qoraalka Siyaasada Guud ee Dhulka.
Kulankan Waxaa ka Qayb galay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda,Qaar ka mid ah Gudoomiyeyaasha Gobolada dalka, Maayaro,Iyo Xubno kale oo lagu Casuumay

Comments are closed