Hargaysa 26. December 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Md.Cabdiraxmaan Aw-Cali Faarax, ayaa si adag u dhalliilay hanaanka tartan ee Xisbiyada Somaliland oo uu sheegay in muddooyinkii dambe siyaasadda ay tartankoodu aanay ahayn mid hufan.
Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Somaliland oo Dhalliilay Tartanka Siyaasaddeed ee Axsaabta Qaranka Somaliland & Ceebaha Dibada u Soo Baxay!!!DAAWO
