|

Xildhibaan Nac Nac oo Sheegay inaan Loo Dhamayn Kulan Beesha uu ka soo Jeedaa u Samaysay Murashax Muuse Biixi Kana Jawaab Celiyey Hadal Bulshada Somaliland Dhibsadeen oo ka Soo Yeedhay Boqor Buur Madow DAAWO

Hargaysa 18. October 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Sheegay in aan loo dhamayn Kulan ay Xubno ka tirsan Beeshiisu u samaysay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye.

Xildhibaan Nac Nac ayaa Todobaadkii tegay shaaciyey inuu ka baxay Xisbiga Kulmiye Isla markaana ku Biiray Xisbiga Waddani.

 

Comments are closed