|

Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Caawa u Hoyday Xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera Kadib Markii laga Shakiyey Dooxyada Hargaysa iyo Berbera oo Xoog u Rogmanaya DAAWO

Berbera 27. November 2016 (SDN/QJ):- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Galabta soo Gaadhay Magaalo Xeebeedka Berbera oo ay Caawa ku Sugnaan doonaan, ka dib markii daadad xoogani ay soo rogmadeen kala xidheena isu socodka Berbera iyo Hargeysa, taas oo bilow u ah raxmaad khayr qaba oo ka curtay dalka qaybo ka mida..

Comments are closed