Hargaysa, 06.Dec 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyadda Kulan kula qaatay Komiishanka Doorashooyinka qaranka iyo Madaxda Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ugu Yeedhay Gudiga Komiishanka Doorashooyinka Iyo Ujeedada Kulankaas DAAWO
