|

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Golayaasha Qaran ee Dalka Somalia oo Ka Qayb galay Aas Qaran oo loo Sameeyay General Maxamed Cali Samatar & Baroordiiqdii lagu xusay DAAWO

General SamatarMuqdisho 25.August 2016 (SDN/QJ):- Waxaa goordhaw xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ee magaalada Muqdisho Aas heer Qaran ah loogu sameeyay Marxuum Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar oo dhawaan ku Geeriyooday Dalka Maraykanka,Isagoo Xilal badan ka soo qabtay Taliskii Maxamed Siyaad Barre oo uu ahaa Qofka Labaad ee ugu Darajada Sareeyay .

Comments are closed