Muqdisho 18. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii Hore ee Dalka Somalia ee dhawaan lagaga Guulaystay Doorashadii Madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday Xasan Sheekh Maxamud oo ay Weheliyaan Xubno ka Mid ah Qoyskiisa ayaa u Kicitimay Dalka Turkiga.
Xasan Sheekh ayaa Hore u Balanqaaday in aanu dal kale degi doonin Hadii looga Guulaysto Doorashadii Madaxtinimo.
https://www.youtube.com/watch?v=N8GZUTcRCJo
