|

Mareykanka oo taageero u muujiyay doorashooyinka Soomaaiya

Washington Aug 08, 2016(SDN/QJ)-Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa sheegay in dalkiisu taageerayo doorashooyinka laalan ee dalka Soomaaliya.

Doorashooyinka muadada la fillayay ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in dalkan ay ka qabsoonto dalka nabadiisu sugneyn.

John Kerry ayaa warkiisa ku sheegay in Mareykanku gacan ka geysanayo nidaam dimuqraadiga oo sal leh in Soomaaliya loo helo.

Mareykanka Ayaan taageero la taaban karo oo toos ah aan ka geysan doorashooyinka ka qabsooma geyiga Soomaaliya ee nabada ah.

Tani waxa ay muujineysaa uun sida Mareykanka dedaalkiisa afeed aanu wax badan afka baarkiisa dhaafsiisneyn.

SDN/QJ-Washington

Comments are closed