|

Masrixiyad Murugo leh oo Dareenka Qofka Halacsada Saamayn ku reebaysa oo laga Sameeyay Kufsi Waddareedka loo Gaysto Hablaha DAAWO

kufsiHargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Kufsiga haweenka loo gaystaa Waa dhaqan Xumo,Waxaa Nolosha lagaga ciyaarayaa Gabadh Mustaqbal fiican ku naaloonaysay Waxaa la dhaawacayaa Sumcadii ay Bulshada ku dhex lahayd.
Waxay noqotay Caado Bulshada Somaliyeed aad ugu faaftay in Tacadiga iyo dhagarta noocaas ah lagu dhameeyo Xaal ay Odayaal kala qaataan,Waxaa halkaas ku soo afjarmaya Yididiiladii Gabadha falkaasi ku dhacay.

Inkasta oo la Naqdiyey Filimkan kooban ee Gabood falkaas ka Turjumaya oo Fannaaniinta Sooraan iyo Jawaan Sameeyeen Dad badanina ay u arkaan Mid dhiirigelinaya dhaqankaas guracan hadana marka dhanka san laha eego Waa Mid Baraarujin u ah dhallinta si aanay dhibaato tan oo kale ah u gaadhsiin gabadh ka mid ah mujtamaceena Maadaama aanu qofna ogolayn in Walaashi tan oo kale lagu sameeyo.

Comments are closed