Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- “ Xisbiga UCID Ma Doonayo In Uu Lumiyo Xubin, Masuul, Maadaama Tartan Adag Sugayo, Is Casilaaddi Masuuliyiintaana Waanu Ka Diidnay …” Ku Xigeenka Xog-Hayaha Guud Iyo Masuuliyiintii Is Casilay Oo Si Wada Jir Ah Warbaahinta Ula Hadlay
Mas’uuliyiin Doraad Shaaciyey Inay Iska Casileen Xilalkii Iyo Xubnimadii Xisbiga Ucid oo La Soo Ladqabeeyay Iyo Go’aan Hor leh oo ay Qaateen DAAWO
