|

Maxaa Hor Taagan Ku Dhaqanka Shareecada Diinta Islaamka? DAAWO

Hargaysa 03.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxaan in badan dhagaheena ku soo dhacayey in ku dhaqanka Shareecadu waa jib yahay. Qof kii diidana uu diinta dibada ka yahay, hadaba marna ma is waydiisay Shareeacada lagu dhaqmayaa waa teeh? ma kitaabka Alle kaliyaa ? mise waa kitaabka iyo Sunnada ? mise kitaabka Sunnada ,Ijmaaca iyo Qiyaaska ? sidoo kale wali ma is waydiisay Shareecada lagu dhaqmayaa ma midda hadda ay Salafiyado hirgalisaa mise waa midda Suufiyadu hirgaliso ? su’aalahaas oo dhan kaga bogo muxaadaran .
Aragtidani waxay gaar u tahay soojeediyaha muxaadarada Ustaad Cali Raage.

Comments are closed