Laascaanood 14.June 2016 (SDN/QJ):- Waftigii Wasiirada ahaa ee ku sugnaa magaalada laascanood ayaa laba kulan oo kala duwan oo lagago hadlayo nabadgelyada waxay ku qabteen xarunta maamulka Gobolka sool.
Maxaa Ka Soo Baxay Kulan Laba Geesood ah oo Weftigii Xukuumada Somaliland ee Laascaanood ku Sugnaa ay Yeesheen? DAAWO
