|

Maxaa Lagu Qaabilayaa Bisha Barakaysan Ee Ramadaan? Iyo Duruus Dhaxal Gal ah Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil DAAWO

Hargaysa 27. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa inoo Bilaabantay Bishii Naxariista,Denbi dhaafka iyo in alle Kor ahaaye adoomihiisa Camalka Wanaagsan la yimaada uu Kaga Xoraynayay Cadaabihiisa daran.

Bishan barakada badan ee Ramadaan ayaa ka duwan Bilaha kale ee Sannadka iyadoo dhamaanteedba ah Bil naxariiseed Loona Baahan yahay in Qof kasta oo Muslim ah oo Caafimaad qaba Isla Markaana gudan kara waajibaadka Bisha ramadaan uu la Yimaado Citikaaf,Cibaado uu alle ku raaligeliyo iyo ka fogaansho wax kasta oo Wiiqaya Soonkiisa.

Hadaba halkan kaga Bogo Fadliga Ku Jira Bisha Ramadaan Iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

Comments are closed