|

“Maxamed Biixi iyo Xirsi Waddani wax Bay yeeleen, Muuse Biixi Waan Taageerayaa haday Ila Noqoto,15 Cisho ayuu Ku Baa’bayaa Xisbiga Ucid” Cali Gurey DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka Saddexaad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Gurey)waxaa uu sheegay in Muddo shan iyo Toban cisho uu xisbiga UCID u baaba’ayo Go’aankii Maxkamada Dastuuriga Somaliland.
Siyaasi Cali Gurey oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa waxaa kale oo uu cadeeyay musharaxa uu taageeraayo Haddii uu xisbiga UCID Dooran waayo Musharax Jamaal Cali Xuseen.

Comments are closed