Uncategorized

Maxamed Haaruun:Jawaabihii Xukkumada Somaliland ay ka bixisay Digniinihii UK iyo Mareykanka waxa ay ahaayeen qaar Luuqad hoose ku Qoranaa Qeybta 1aad(DHEGEYSO

Sheffield Feb 17,2013(SDN)-Aqoonyahan Maxamed Haaruun ayaa qeybta hore ee Wareysiga uga hadlaya isbedeladii u danbeeyay ee Soo wejahay Siyaasada arrimaha dibedda ee Somaliland khaasatan jawaabihii ay Xukuumadu ka bixisay digniinihii Britain iyo Mareykanka ay u jeediyeen muwaadiniintooda ku sugan Somaliland.

Maxamed Haaruun waxa uu sidoo kale ka waramayaa Kulan dhawaan uu Madaxweynaha Somaliland la yeeshay tiro kooban oo ka mida Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool UK.

Maxamed Haaruun waxa sidoo kale wareysiga qeybtiisa danbe uu uga waramayaa Wasaarada arrimaha dibedda iyo hoos dhaca la dersay iyo wasiirka hogaaminaya Maxamed Cabdilaahi Cumar sheegashadiisa ku wejahan in uu heysto Shahaadada PHDda.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/harun1.MP3″]