Laascaanood 18. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ka dhacay banana bax lagu diidanaa Cashuur la sheegay in lagu kordhiyey qaadka Miirooga oo uu keeno ganacsade Maxamed Jabuutaawi.
Waxay dibad baxayaashu fariin u direen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye.
