|

Mujaahid Axmed Mire & Dardaarankiisa Xaalada maanta ee Somaliland DAAWO

London 18. October 2017 (SDN/QJ):- Mujaahid Axmed Mire Maxamed oo ka mid ahaa Saraakiishii Ururkii SNM ayaa Dardaaran dhumuc leh u Jeediyey Shacabka Somaliland maadaama la Gudo galay Xaalad doorasho oo Warwar badan ku haysa inay wax yeesho Nabadgalyadda qarankani mudada dheer ku naaloonayay.

Mujaahid Axmed Mirre Maxamed Waxa uu Sheegay in aanay Ceeb ahayn in Afkaarta lagu kala duwanaado Waxa uu xusay in Xisbiyada lagu kala doorto Barnaamijyadooda siyaasiga ah ee ay Shacabka ka iibinayaan.

Comments are closed