|

Munaasibad Ku Dayasho Mudan oo Qasriga Madaxtooyadda Somaliland Ka Dhacday Oo Dhaqaale Tiro badan Loogu Yaboohay Bulshada Somaliland ee Ku Tabaaloobay Abaartii Somaliland Soo Martay DAAWO

Hargaysa 18. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Caawa Qasriga Madaxtooyadda Ku qabtay Kulan Balaadhan oo Qayb ka ah Xuska Munaasibada 18 May Isla markaana si gaar ah loogu talo galay in Bulshada Somaliland ay Kaalintooda ka qaataan qaadhaanka Loo Uruurinayo qaybaha ka midka ah Shacabkeena ee Ku Tabaaloobay amase Xoolihii kaga baxeen Xaaladii abaareed ee dalka soo martay.

Comments are closed