|

Murashax C.raxmaan Cirro oo ka Fal Celiyey Eedayntii uu u Soo Jeediyey Gudoomiye Ku Xigeenkiisii Codka ka Waayay Shirkii Golaha Dhexe, & Nooca Saamaynta uu Xisbiga Ku Yeelan Karo !!! DAAWO

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ka hadlay eedayn uu Gudoomiye ku Xigeenkiisa 1aad ee Xisbiga Waddani Mudane Axmed Muumin Seed u soo Jeediyey Taas oo uu ku Xidhiidhiyey inuu ka danbeeyay Qaabkii ay u dhacday Codayntii Shalay lagu kala Saaray isaga iyo Murashaxa Cusub ee Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka Ambassador Maxamed Cali aw Cabdi Waxaanu muujiyey Sida uu ugu Xun yahay in Gudoomiye Ku Xigeenkiisu ka baxo Xaydaabkii Shirka Isagoo Sheegay in hawsha soo kala horaysiinta Magacyadu ay Mas’uuliyadeeda leedahay Gudidii maamulaysay Shirka.

Comments are closed