|

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani oo Badheedhihiisa ka dhiibtay Xiligii uu Xisbiga Waddani Ku Soo Biiray Kana Jawaabay Weedho kaga Yimid Gudoomiye Seed oo uu ka Guulaysatay DAAWO

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeenka ee Lagu ansixiyey Shirkaas Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka dareen Celiyey weedho uu ku duray Gudoomiye Ku Xigeenka Shirka ka baxay oo sheegay inuu ku Cusub yahay Xisbiga hawl horena ka soo qaban hasa yeeshee Ambassador Maxamed Cali ayaa sheegay inuu ka mid yahay Aasasayaashii Xisbigan Isla markaana uu yahay Shakhsigii uga Tanaasulay Axmed Muumin Seed Jagada Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani.

Comments are closed