Laascaanood 04 November 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi iyo Weftigiisu ayaa soo dhawayn diiran kala Kulmeen Shacabka taageera Xisbiga Waddani ee Gobolka Sool gaar ahaan Xarunta Magaaladda Laascaanood iyagoo dadweynaha kala hadlay fagaaraha Khayriyada ee Laascaanood.
https://www.youtube.com/watch?v=yOg67uBVDF8
