Hargaysa 20 February, 2016 (SDN/QJ):- Muruq Maalka ka Shaqaysta qodista dhulka si ay dhagax uga soo saaraan iyo Ciida Guryaha lagu dhiso ayaa Kulan la qaatay Maamulka Gobolka Maroodijeex isla markaana u Gudbiyey Cabasho la xidhiidha Buurihii ay dhagaxa iyo Ciida ka soo saari jireen oo dawlada hoose ee Caasimadu ka Joojisay.
Muruq Maalka ka Shaqeeya Qodista Buuraha Dhagaxa iyo Ciida Guryaha Lagu Dhiso oo Kulan Cabasho ah la Qaatay Maamulka Gobolka Maroodijeex DAAWO
