|

Musharax Dr. Maxamed Xasan Finad Oo Ka Hadlay Hankiisa Siyaasadeed Iyo Xaalada Dalku Marayo DAAWO

Hargeysa,9feb,2016(QJ/SDN)-Dr.Maxamed Xassan Xaashi Finnad Oo Ka mid ah murashaxiinta u tartamaya doorashada aqalka baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay hankiisa murashaxnimo iyo xaaladda dalka gaar ahaan Xaaladda Tiyaatarka Magaalada Hargeysa.

Musharaxu waxa u si toos ah uga jawaabay hadalo kasoo jeeday wasiir cukuse iyo mareexaan, isagoona sheegay in hadalka kasoo jeedhay wasiiradaas uu dhabar jab ku yahay gudidii ganacsatada ahayd ee loo xil saaray xallinta arrinta Tiyaatarka.

Haddaba, Wareysi gaar ah oo uu la yeeshay Khaalid Foodhaadhi Halkan Hoose Ka Daawo:

 

Comments are closed